Marki aan rabay in aan barto sida loo sameeyo website adigoo isticmaalayo mobiel-kaga, waxan modi jiray in ay tahay shaqo aad u adag. Balse marki aan bilaabay inan barto ama an fahmo habka loo sameeyo website-ka iyo sido uu shaqeeyo, Waxan ogaaday inay san aheyn howl aad uu adah aynan ahayn.
Waxaan si tartiib tartiib ah u bartay sida nolosha sameeyo website-ka adigoo isticmaalayo mobiel-kaga iyo sida loo habeeyo lona haro mari karo. Maantana waxan ahay mid leh khibrad iyo aqoon kuna xeeldheer website sameeynta iyo howlihiisii.
Imikana waxan sifiican kugu sharxaya sidi aad uu sameeyn san lahayd website. Adigoo isticmaalaya mobiel-kaga bilow ila iyo dhamaad marka haa moga nin in aad nala biloowdo website sameynta.
Waa maxay website ?
Website-ku waa magalo kamida internet-ka oo ay booqan karan dadka wax ka raadinaya internet-ka iyagoo isticmaalaya mobile ama computer iyo tablet. Tusaale ahan website-ka waxa loo isticmala in wax lagu so gudbiyo, sida qoraalada blog ah ama ganacsi online-ka ah iyo mid wax barasho ah.
Badana websiteyada waxa uu kala baxan kuwo fara badan Tusaale ahan waxa ka mida :
- Website blog oo maqaalada ah ama warbixinada.
- Website waxbarasho ama cashyarro bixiyo.
- Website ganacsi online ah.
- Website teknoolojiyada oo tiknoolojiyada ah.
- Website portfolio oo mid shaqsi ah.
Kuwan waa kuwa ugu badan ee loo sameeysto website adiguna waa Inaad barataa Intay oo kala baxan websiteyada. Imika website-kan wuxu ku sabsan yahay midka blog ama maqaalada ah ama warbixinada.
Si aad usameeysato website maxad uu bahan tahay ?
Siaan website sameeynta adgo isticmalaya mobiel waxad uu bahan tahay qalabkan aan sowado.
- Telephon: ha ahaado android ama iphone muhimado waa telephon oo shaqada ugu badan lagu qabanayo.
- Internet: waa shayga labad ee ugu muhiimsan website sameeynta.
- Email: waxad kalo uu bahan tahay email cusub ama mid hore aad laheyd.
- Platform website: waxad kalo uu bahan tahay adeeg kuu fududaynanyo website sameeynta sida darted waxan isticmaalayna Blogger oo shirkada Google ay leedahay.
Ujeeddada website-ka aad kale dahay
Kahor intaadan bilaabin sameeynta website adigoo isticmaalaya mobile waa muhiim Inaad ogaato ujeeddada aad kale dhahay website-kaga.
Is weydiiyo su'aalahan :
- Maxaan website u samaynayaa ?
- Maxaan dadka ugu soo bandhigayaa bulshada?
- Yaa akhrisan Naya ?
Marka hor sabata aad u sameeyso website-ka ogo kadib waxa ku fudud aanay saa inad doorto magac website-ka iyo niche waxad ka hadlay sidii nooca content-kaga.
Side loo sameya website adigoo isticmaalayo mobile
Imika aan bilow no tallaabooyinkan muhimka ah.
Fur app-ka Browser
So fur app-ka browser-ka telephonka kugu jira oo ku qor Blogger, kadibna blogger tabo oo account ka furo. Halka waxad ka bilowday sameey-sashada website-kaga.
Faa’iidada oo website-ku leyahay
- Meel kasta ayad ka shaqayn kartaa
- Waxad dhisi karta websityeyo cusub
- Bilowga hore uma baah nid computer
Khaladaad ka ay tahay Inaad iska ilaaliso
- Ka fagow ina xaadid qoraalada dadka kale.
- Haa isticmaalin naqshadaha aadka u mashquul badan.
- Iska ilaali Inaad so gudbi so content faa’iido laheyn.
Gabogabo
Maqaalkan manta waxan kaga hadlaynaa side aad u sameeyn san laheyd website adigoo isticmala mobiel-kaga gacanta. Marka website-kaga wuxu ku saabsan kara wuxu aad jeceshahay, sida blog oo maqaalada ah ama portfolio oo mid shaqsi ah.
Markii hore waxan is oranjiray yaa akhrisan dona maqaalada, balse xiligan lajoogo internet-ku wuxu noqday meel ay dad badan wax ka raadiyaan malin kasta.





0 Comments