15 Talo ee Lagu Dajiyo Kombuyuutarka

 

15 Talo ee Lagu Dajiyo Kombuyuutarka
Kombuyuutarka oo culeys noqda waa dhibaato haysato isticmaale yaal badan oo haysato laptop ama desktop. Marka kombuyuutarka gaabiyo wuxuu saameyn weyn ku yeeshay shaqada ama waxbarashada iyo isticmaalka maalinlaha ee kombuyuutarka. Nasiib wanaag mar walba looma baahna inaad iibsado Kombiyuutar cusub. Tallaabooyinkan fudud ayaa si weyn u kordhin kara xawaaraha iyo waxqabadka kombuyuutarka aga haddii aad raacdo.

Halkan waxaad ku baran doontaa 15 talaabo oo kaa caawinayaa inaad habeeyeso kombuyuutarka aga. Iyo inaad Kordhiso waxqabadkiisa isla markaana ka dhigto mid si habsami leh u shaqeeya mar walba oo aad ubaahantahay.

1. Dib u Bilow (Restart) ama damin Kombuyuutarka aga 

Dad badan waxay kombiyuutarka maalmo badan ka dhigaan mid aan la damin. Dib u Bilowgii wuxuu nadiifiyo xusuusta (RAM) iyo (ROM) wuxuuna xirayaa barnaamijyada gadaasha Kombiyuutar ka shaqeeya.

Faa'iidada:

  • Xawaare fiican
  • RAM oo bannaanaataCilado 
  • Colaado yaryar oo masaxma 

2. Tirtir Barnaamijyada Aadan Isticmaalin

Barnaamijyo badan ayaa qaata booska kaydka iyo xusuusta kombiyuutarka oo maskaxda Kombiyuutar bixiya.

Samee:

  • Ka saar software-ka aan loo baahnayn.
  • Ka tag oo keliya kuwa aad isticmaasho.
  • Ka masax verusyada.

3. Yaree Startup Programs

Barnaamijyada si toos u furma marka kombiyuutarku la shido waxay gaabiyaa bilowga shaqada.

Talo:

  • Demi apps-ka aan muhiimka ahayn ee Startup.
  • Ka masax apps-ka aan rabin.

4. Nadiifi Hard Disk-ga

Falalka ku-meel-gaarka ah (Temporary Files) waxay buuxiyaan kaydka hard disk-ga.

Waxaad tirtiri kartaa:

  • Cache
  • Temp files
  • Recycle Bin

5. Isticmaal SSD Halkii aad isticmaali lahayd HDD

Haddii kombuyuutarkago isticmaalo HDD u beddelo SSD.

SSD wuxuu:

  • Si dhaqso leh u shida Windows-ka.
  • U furaa barnaamijyada si degdeg ah.
  • U kordhiyaa waxqabadka guud.

6. Kordhi RAM-ka

Haddii RAM-ku yar yahay kombiyuutarku wuu gaabiyaa.

8 GB ama 16 GB oo RAM ayaa ku filan isticmaalka badankooda.

7. Cusboonaysiin Windows

Cusboonaysiin taas waxay hagaaji saa kombuyuutarka xawaarahiisa  :
  • Amniga
  • Waxqabadka
  • Khaladaad ka
  • Dhag dhag 
  • Xawaaraha 
Mar walba same updates-ka cusub ee Windows-ka.

8. Cusboonaysiin Drivers-ka

Drivers-ka cusub waxay hagaaji yaan marwalba:
  • Graphics
  • Audio
  • Wi-Fi
  • Waxqabadka qalabka
  • Internetka 
  • Shaqada 

9. Baar Virus iyo Malware

Virus-ku wuxuu isticmaalaa awoodda kaa tan wayn kombiyuutarka.

Isticmaal antivirus fiican oo samee baaritaan joogto maalin kasta.

10. Xir Apps-ka Aan Loo Baahnayn

Marka apps badan wada furmaan RAM iyo Processor-ka ayaa mashquulka badan oo daciifiya kombuyuutarka.

Xir apps-ka aadan isticmaalayna ama Adan rabin isticmakisa.

11. Hubi Booska Hard Disk-ga

Haddii kaydi ku kombuyuutarkago uu buuxsamin yaraada.

Isku day inaad mar walba haysato in kabadan 20% oo ka bannaan hard disk-ga.

12. Nadiifi Browser-ka

Browser-ka gaabiska noqda wuxuu sameeyaa internet-ka xawaare yar.

Samee:

  • Tirtir cache
  • Tirtir cookies
  • Ka saar extensions aan loo baahnayn
  • Sodaji Browser cusub 

13. Demi Visual Effects-ka Aan Muhiimka Ahayn

Saamaynta muuqaalka badan waxa isticmaashaa RAM iyo GPU fiican.

Dooro Best Performance haddii aad rabto xawaare dheeraad muuqaallada ah.

14. Ka Ilaali Kulaylka (Overheating)

Kulaylka badan wuxuu yareeyaa waxqabadka kombiyuutarka iyo wakhti CPU.

Hubi:

  • Marxaladaha CPU 
  • Godadka hawada 
  • Boodhka gudaha 


15. Dib u Rakib Windows Haddii Loo Baahan Yahay

Haddii dhammaan xalalku shaqayn waayay rakib Windows cusub oo soo celin kara waxqabadka kombuyuutarka.

Ka hor:

  • Samee Backup dhammaan faylasha muhiimka ah.
  • Same Backup dhammaan apps-ka uu bahan tahay.

Gunaanad

Kombiyuutarka gaabiska macnaheedu maaha inuu dugoobay ama xumaaday. Ee waa inaad raacdo 15-kan talo ee si weyn u kordhin kartaa xawaaraha iyo waxqabadka ama cimriga kombuyuutarka aga. Dayactir ka joogtada ama cusboonaysiintaa nidaamka waxay ka saartaa waxyaabaha aan loo baahnayn. Haddii aad kombiyuutar kuu dabaqada cilaadaha aan kula wadaagay Cimrigiisa ragaya.

Su'aalaha Inta Badan La Is weydiiyo (FAQ)

1. Maxaa sababa kombiyuutarka inuu gaabiyo?

Sababaha waxaa ka mid ah RAM yar, kaydka oo buuxa ama malware iyo barnaamijyo badan oo socda ama HDD dugoobay.

2. SSD ma ka fiican yahay HDD?

Haa. SSD waa ka dhakhso badan yahay HDD wuxuuna si weyn u kordhiyaa waxqabadka kombiyuutarka.


3. Imisa RAM ayaan u baahanahay?

8 GB ama 16 GB ayaa ku filan isticmaalka caadiga ah.

4. Restart-ku ma dedejiyaa kombiyuutarka?

Haa. Restart-ku wuxuu nadiifiyo RAM-ka wuxuuna jojiyaa barnaamijyada gadaasha ka shaqeynayay ama Software.

5. Sidee uga hortagi karaa gaabiska kombuyuutarka?

Si joogto ah u cusboonaysiin nidaamka Windows ka nadiifiyo falalka aan loo baahnayn oo rakiban antivirus. oo ha buuxin kaydka kombiyuutarka.

Post a Comment

0 Comments